Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay shixnadda hubka iyo saannada dowladda Puntland ka soo iibsatay Itoobiya. “Dowladda Soomaaliya waxa ay arrintan u aragtaa mid xad-gudub weyn ...
Duqa degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Jidka) ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay Xilkaasi. Guddoomiye Xasan Jidka oo saaka kulan la qaatay bulshada degmada Gaalkacyo ...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo safar ku maraya qaaradda Yurub ayaa xalay lagu soo dhaweeyay ...
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay hannaan cusub oo ay u wajahayso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii uu fashilmay wareeggii 3-aad ee wada-hadallada. Wasiirka ...
Turkiga ayaa qorshaynaya in uu Soomaaliya ka hirgeliyo Saldhig Dayax-gacmeed oo uu ku sameeyo tijaabooyin ay kamid yihiin in uu ka gano gantaalladiisa ballistic-ga ah . Dowladda turkiga ayaa dhismaha ...
Aalado ay ku jiraan raadiyaasha ama fooneeyayaasha gacanta oo ay xubnaha ururka Xisbullah iskula xiriirayeen, ayaa ku qarxay meelo badan oo ka mid ah koofurta Lubnan, iyadoo ay qaraxyadaasi sababeen ...
The political map used by Paul-André Wilton, the Stability, Security, and Justice Team Leader at FCDO… Sii akhri ...
Kulanka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu ansixiyey Siyaasadda habraaca Qaran ee warbixinta iyo dabagalka xuquuqul ...
Duullimaadyada garoonka diyaaradaha Boosaaso oo dhawaan jaah-wareer galay kadib digniin ka soo baxday Ciidamada PSF ayaa hadda caadi ku soo laabtay. Diyaaradaha maxalliga ah iyo kuwa Caalamiga ah oo ...
Shirkadda Gold Apollo oo laga leeyahay Taiwan ayaa maanta sheegay in nidaamka isgaarsiinta Xisbullah ee pagers oo shalay la qarxiyay in aysan shirkadda si rasmi ah usoo saarin oo ay samaysay shirkad ...
Madaxweynaha cusub ee Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa u magacaabay xubin ka tirsan dadka laga tirada badan yahay ee Muslimiinta Sunniga ah, inuu noqdo guddoomiyaha gobolka Kurdistan, sida ay sheegtay ...
Wasaaradda caafimaadka Lubnan ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen in ka badan 2,800 oo kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay hal mar wada qarxeen aaladda pagers-ka oo ah qalab is ...